Muxuu Yahay Kitaabka SHURUUXA ?
Kitaabka (Sharaxa Tusmooyinka Dhabbaha) wuxuu ka dhiganyahay WAA cusub oo u baryay dacwada islaamka. Waa markii ugu horraysay oo si waafi ah oo faah-faahsan looga hadlo dhamaan qadiyadaha iyo fikradaha ...
Kitaabka (Sharaxa Tusmooyinka Dhabbaha) wuxuu ka dhiganyahay WAA cusub oo u baryay dacwada islaamka. Waa markii ugu horraysay oo si waafi ah oo faah-faahsan looga hadlo dhamaan qadiyadaha iyo fikradaha ...
Kitaabka wuxuu gaar la yahay inuu ku khasbayo qofkii akhriya inuu mawqif qaato, ha taageero ama ha diido; wuxuu ku bixinayaa inuu qofku is muraajeceeyo, ka dibna uu go'aan qaato, ...
Jiilka Qur'aaniga ee gaarka ah; wuxuu ka dhashay tarbiyo Allaah SWT uu tarbiyeeyay kooxdaan muuminiita ah, ee nasiibka u helay inay la kulmaan waxyiga Allaah iyo rasuulka Allaah....
Waa manhaj ay ku jiraan qaabab iyo wajiyo badan oo lagu maareeyay qadiyadaha bani aadanka, taasoo keentay manhajka Allaah in arlada laga hir galiyo, iyo in la helo ummad gaar ...
Islaamku ma ahaan karo aragti mutuxan, mar haddii uu u yimid inuu suuliyo jaahiliyada jirta, waa inuu yeeshaa qaab isu imaatin oo xubno ka kooban ....
Jihaadka Allaah dartiis waa boqortooyada Allaah oo arlada laga oogo, oo markaa Allaah SWT uu noqdo ilaaha arlada, sida uu u yahay ilaaha samada ....
Kolka aan xaqiiqadaan fahamno oo la noolaanno, waxaa kordhaya jacaylka aan u qabno iyo sida aan ugu xirannahay qadiyaddan wayn; taasoo ah qadiyadda ugu wayn, ee lagu taagay jiritaanka uunka ...
Islaamku waa diinta kownka, wax walba oo uunka jira Allaah bay u hoggaansan yihiin, dadka oo qudha ma aha muslimiin, wax walba oo jira baa Allaah SWT muslim u ah ...
"Islaamka un baa ilbaxnimo ah"! Waa arrin wayn runtii.. haddii islaamku yahay muuqaalka dhamaystiran ee bani aadanka dhinacyada maaddiga, macnawiga iyo dhaqamba; wuxuu haddaba insaanka u qaadayaa darajooyinka ugu sarreeya ...
Islaamku wuxuu qabaa in sayniska iyo adeegsiyadiisa ay ka dambayso labo nooc oo "thaqaafadood": "thaqaafada islaamiga ee ku dhisan saldhigga aragtida islaamka; iyo "thaqaafada" jaahiliga ee ku dhisan manaahij kala ...
Islaamka wuu yimid .. wuxuu u yimid inuu kor u qaado insaanka, kana furfuro dhulka iyo dhoobada, iyo xiriirada dhiigga ....
Ma aha geeddi dhuleed oo arlada ku eg, mana geeddu bulsheed oo nolosha baddalaya, laakin waa geeddi geerida laga guurayo, loona guurayo nolosha ....
Muxuu yahay macnaha "Isla sarreynta iimaanka"? Sidee buu nolosha u saamaynayaa? Maxaa ka dhalanaya? Ahmiyad intee la eg bay leedahay Arrintaas ?...
(Waddadii waa tan): waa astaan tilmaamaysa waddadan, waxaa tilmaamaya horseedaha xaqa ee casrigaan, si yaqiin, kalsooni iyo sugnaan ku jirto...