Falanqeynta Kitaabka " SHURUUX "
waa barnaamij gaar ah oo lagu falanqaynayo Cutubyada kala duwan ee Kitaabka : Shuruuxa ee uu qoray sh.Mustafa Kaamil Maxamed Amiirka Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq .
waa barnaamij gaar ah oo lagu falanqaynayo Cutubyada kala duwan ee Kitaabka : Shuruuxa ee uu qoray sh.Mustafa Kaamil Maxamed Amiirka Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq .
Waa Muuqaal uu Dr. Nabiil Laashiin Ku Dul marayo Kitaabka SHURUUX ee uu Qoray Sh.Musatafa Kaamil Amiirka Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq , Shiikhu waxa uu aad U faahfaahiyay una sharxay Kitaabka ...
“Waa kitaab aan la soo noolaaday mudo ka badan toban sanadood anigoo ka dhex helay nolol cusub iyo waaya aragnimo qoto dheer ood ka dhadhansanayso nolosha sarrayso ee qofka diinta ...
Kitaabka (Shuruuxda Tusmooyinka Dhabbaha) wuxuu ka dhiganyahay WAA cusub oo u baryay dacwada islaamka. Waa markii ugu horraysay oo si waafi ah oo faah-faahsan looga hadlo dhamaan qadiyadaha iyo fikradaha ...
Iftiiminta kitaabka shuruuxda: Cutubka Hordhaca "Islaamku billowgii wax lala yaabo buu ahaa, sidaas buuna ku laaban doonaa, ee bogaadin waxaa iska leh qurabadaas"... Dadku maanta waxay ka lushaan haadaan qarkeed, ...