KULANKA JIMCAHA (Xilliga 3aad) Xalaqada 1aad
Xalaqadaan waxaa lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in dadka maanta dunida ku nool ay ka fogaadeen ku dhaqanka diinta islaamka, dagaalna ku qaadeen dadkii soo celin lahaa diinta. Waxaa looga jawaabayaa ...

Xalaqadaan waxaa lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in dadka maanta dunida ku nool ay ka fogaadeen ku dhaqanka diinta islaamka, dagaalna ku qaadeen dadkii soo celin lahaa diinta. Waxaa looga jawaabayaa ...
Xalaqadaan waxaa lagu falanqaynayaa Qallooca Ummadda ka galay Diinta Islaamka inta uu Gaarsiisanyahay . Waxaa looga jawaabayaa Su'aalaha kala ah: Jirrada Caqiidada ku Dhacday inta ay la egtahay ? Yaa ...
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa Sidee Ummadda Loogu soo Celiyaa Diintii Islaamka ee Saxda aheyd, Loogana saxaa Qallooca ka galay Diinta ee ka muuqda Dhaqankooda . Waxaa looga jawaabayaa Su'aalaha kala ...
Xalaqadaan waxaa lagu falanqaynayaa KALIMADA TOWXIIDKA ( لا إله إلا الله ) . Waxaa looga jawaabayaa Su'aalaha kala ah: Sidee SAXAABADU u fahmeen Kalimada TOWXIIDKA ? maxaa keenay Dagaalkii & ...
Xalaqadaan waxaa Looga jawaabayaa Su'aasha ah: KALIMADA TOWXIIDKA ee ( لا إله إلا الله ) ma AFKA uun in laga yiraah baa ku Filan ? . waxaa kaloo lagu falanqaynayaa ...
Xalaqadaan waxaa lagu falanqaynayaa Macnaha KALIMADA TOWXIIDKA ( لا إله إلا الله ) iyo Waxyaabaha Buriya Kalimaddaas. Waxaa looga jawaabayaa Su'aalaha kala ah: Dadka maanta Yaa u Taliya ? waa ...
Waxaa jira waxyaabo haddii lala yimaado burinaya LAA ILAAHA ILLALAAHU, taas oo macnaheedu yahay in towxiidkii buray. Arrintaas towxiidku waxa uu kala mid yahay dhammaan shacaa'irta Islaamka oo leh waxyaabo ...
Xalaqadaan waxa ay dhammeystir u tahay xalaqadii 7aad oo aan uga soo hadalnay arrimaha Towxiidka buriya. Dad badan oo ku abtirsada Islaamka waa ay moogyihiin arrimaha Towxiidka buriya oo ayaga ...
Kaddib markii xalaqaadkii hore looga soo hadlay shuruudda laa ilaaha illalaah iyo waxyaabaha buriya, lana soo tilmaamay seddexda saldhig ee ay laa ilaaha illallaahu ka dhaqaaqeyso, xalaqadan waxaa looga hadlayaa ...
Ka dib markii laga soo hadlay dabeecada mujtamaca muslimka ah iyo sida laa ilaaha illalaahu uga muuqaneysay noloshooda qeybaheeda kala duwan caqiido ahaan, cibaado ahaan, shareeco ahaan, akhlaaq ahaan iyo ...
Maadaama lasoo tilmaamay in waddada kaliya ee xaaladda liidata ee caalamka islaamku ku suganyahay lagaga bixi karo ay tahay in diinta Allaah loo noqdo noqosho dhab ah iyada oo laga ...