Raadi
Fahamka Islaamka

Muuqaallada Fahamka Islaamka

Xaqiiqada Islaamka

Dad badan dhaqankooda iyo noloshooda iyo Islaamku waxa uu ka hadlayo way iskhilaafsan yihiin ama jahli ha u geeyo ama ula kac. Waa duruus tixana ah oo ka hadlayso Islaamka

Fahamka Towxiidka

Aasaaska 1aad ee Diinta Islaamku waa Towxiidka , Waa Duruus Taxan oo ku saabsan arrinta Towxiidka iyo Ahmiyaddiisa .

Shirkiga

Dambi uu galo Insaanka waxaa Ugu weyn uguna khatarsan Dambiga Shirkiga ama uu Allaah wax kale la wadaajiyo , Waa Duruus Taxan oo ku saabsab shirkiga iyo Noocyadiisa iyo Khatarta

Alwalaa Wal Baraa (A)

Waa Duruus Taxan oo Ku saabsan Arrinta Weyn ee Caqiidada islaamka laguna magacaabo الولاء والبراء

Alwalaa Wal Baraa (B)

Waa Duruus Taxan oo Ku saabsan Arrinta Weyn ee Caqiidada islaamka laguna magacaabo الولاء والبراء

Iswaydiimo Lamahuraan Ah

Waa Su'aalo Waaweyn oo Muhiim U ah Qofwalba oo Doonaya inuu Naar ka Badbaado , Dhibaato Adduun iyo Mid Aakhirana Allaah ka Nabadgeliyo ,